Madaxweynihii hore ee Nigeria oo gaaray Somaliland * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynihii hore ee Nigeria oo gaaray Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa  Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Dalka Neyjeeriya, Mr Olusegun Obasanjo oo maanta booqasho ku tagay Somaliland.

Garoonka Diyaaraddaha Magaalada Hargeysa ayaa waxaa kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshadda iyo Madaxweynaha Somaliland.

Madaxtooyadda Somaliland ayaa hadda waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Madaxweynihii hore ee Nigeria iyo Madaxweynaha Somaliland.

Mr Olusegun Obasanjo ayaa ahaa Madaxweynaha dalka Nigeria 1999 ilaa 2007, waxaana uu horay u ahaan jiray Generaal ka tirsan Ciidanka Qaranka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!