Madaxweyneyaasha Somalia iyo Jabuuti oo kulmay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah uga socdaan xarunta Villa Soomaaliya.

Wadahadalladdaan ayaa qeyb ka ah ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiiradda, waxaana diiradda lagu saaraya wada shaqeynta iyo xiriirka labadda dal.