Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Faraniiska * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Faraniiska

Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Faransiiska, isagoo sii maray dalka Jabuuti.

Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha Jabuuti kula kulmay R/wasaaraha dalkaas, C/qaadir Kaamil Maxamed, wuxuuna markaas kadib u soo gudbay dalka Faransiiska oo la sheegay inuu casumaad ka haley madaxweynaha dalkaas.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!