Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ku wajahan Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sgeegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu booqon doono dhowrka saac ee soo socota Magaaladda Kismaayo.