Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Kismaayo

Read Time:25 Second

Kismaayo ( Mareeg)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’ud ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Kismaayo ayaa waxaa ka socda qorshayaal ku aadan shirka arrimaha Higsiga 2016 kaas oo dhowr mar dib u dhac uu ku yimid.

Walow aan weli la ogeyn xilliga uu si rasmi ah u furmayo shirka hadana Madaxweynaha ayaa halkaas u tagay sidii shirkaas u furi lahaa.

Weli waxaan  go’aan rasmi ah laga gaarin  nuuca doorasho ee dalka ka dhaceysa 2016 ee fooda nagu soo heyso.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.