Madaxweyne Xasan oo xeer Madaxweyne ku ansixiyay Hanaanka Doorasho ee Dalka video

madaxweyne xasan iyo wasiirka 1waad cumar cabdi rashiid sharmarke
Read Time:21 Second

Muqdisho (Mareeg)—Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer madaxweyne ku ansixiyay Hanaanka doorasho ee Sanadkan 2016.

Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id uu ku qabtay Madaxtooyada, ayaa Xasan Sheekh Maxamuud waxuu qaatay go’aankan kadib markii Baarlamaanka Soomaaliya uu u caalwaayay ama uu xal u keeni waayay hanaanka Doorashada ee 2016.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wargeliyay Shacabka Soomaaliyeeed in doorashooyinka ay dhici doonaan waxqtigi loogu talagalay.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.