Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa inuu maanta gaaro degmada Baraawe, halkaasoo dhawaan laga saaray Alshabaab.
Wararka laga helaya Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in goordhaw lagu wado in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde diyaarad gaar ah oo nuuca qumaatiga u kac ah ah ay ka qaaddo madaxweynaha iyo xubno kale.
Madaxweynaha ayaa shalay booqasho ku tegay degmada Cadale oo ka tirsan fovolka Shabeellaha Dhexe, halkaasoo dhawaan iyadana Alshabaab laga saaray.
Mareeg Media
Comments are closed.