Madaxweyne Xasan oo kasoo laabtay socdaalkii caafimaad ee uu ku tegay Jarmalka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Xasan oo kasoo laabtay socdaalkii caafimaad ee uu ku tegay Jarmalka

Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar dibadda ah oo uu ku maaqnaa maalmihii la soo dhaafay.

Guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde ku soo dhaweeyay madaxweynaha.

Madaxweyne Xasan ayaa dhowr maamlood dalka Jarmalka u joogay baaritaan caafimaad oo uu sanadkiiba mar isku sameeyo.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!