Madaxweyne Xasan oo Kuwait uga qeybgelaya shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

Read Time:23 Second

Muqdisho – Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Kuwait ee dalka Kuwait.

Madaxweynaha ayaa dalka Kuwait uga qeybgalaya shir madaxweedka wadamada jaamacadda Carabta oo dhawaan ka furmidoona magaalada Kuweyt ee xarunta dalka Kuweyt, waxaana madaxweynaha safarkiisa ku wehliya mudanayaal ka tirsan Baarlamanka.

Shirka Jaamacadda Carabta oo ah kii 25-aad ayaa talaadada berri ah ka dhacaya magalada Kuwait ee caasimadda dalkaas.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %