Madaxweyne Xaaf Oo Gaaray Magaalada Kismaayo + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Xaaf Oo Gaaray Magaalada Kismaayo + Sawirro

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa gaaray Magaalada Kismaayo oo Xarun  KMG u ah ee maamulka Jubbaland.

Wafdiga uu hogaaminayay Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa  Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland  oo uu ugu horeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe , Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Waxaa maalinta beri ah lagu wadaa in Magaalada Kismaayo uu ka furmo Shirka maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!