Madaxweyne Waare “Walwal Aan Ka Qabnaa Dagaalka Ka Dhanka Ah Al Shabaab”

Read Time:27 Second

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa Magaalada Jowhar ka sheegay in uu walwal ka qabo howlgalka ka dhanka ah Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab ee Deegaano dhaca Degmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe lag sameynayo.

Madaxweyne Waare ayaa dalbaday in Howlgalka uu Iclaammiyay Madaxweyne Farmaajo ee ka dhan ah Al Shabaab in mar kale latashi laga sameeyo.

Hadalka Waare ayaa ku soo aadaya xili shirkii uu uga qeyb galay Muqdisho ee dowlad Goboleedyada iyo dowlada Dhexe waxyaabihii lagu heshiiyay ay ka mid ahaayeen in siwadajir ah loola dagaalamo Ururka Al Shabaab.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %