Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Kulul Uga Hadlay Qarax Ismiidaamin Ahaa Oo Ka Dhacay — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Kulul Uga Hadlay Qarax Ismiidaamin Ahaa Oo Ka Dhacay

Madaxweeynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uuu war qoraal ah kasoo saaray qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay maqribkii ka dhacay degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.

Madaxweeyne Biixi ayaa tacsi udiray Eheladii iyo Asxaabtii dadkii ku geeriyooday qaraxaasi oo ay ku geeriyoodeen Siyasiyiin deeganadaasi kasoo jeeday.

Madaxweeynaha Soomaaliland ayaana waxa uu ka dalbaday laamaha amaanka in ay si hufan arintan ubaaraan oo ay soo qabtaan ciddii soo maleegtay.

War Saxaadafeedka kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa sidan u qornaa.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!