Madaxweyne Mnangagwa oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Somalia +SAWIRRO — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Mnangagwa oo waraaqaha safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Somalia +SAWIRRO

Madaxweynaha Dalka Zimbabwe, Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa maanta waxuu waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika, Jamal Mohamed Barrow.

Madaxweyne Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa guddoomay waraaqahaasi, waxaana Danjiraha Soomaaliya uu ka howlgalli doonaan Dalka Zimbabwe.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!