Madaxweyne Laga mamnuucay Inuu Block saaro Dadka Ka aragtida Duwan Ee Bartiisa Twitterka Wax kusoo qora.

Read Time:34 Second

Muqdisho ( Mareeg News ) Dimuqraadiyada dunida ayaa aad u sii hor mareeyso Qiimeeynta kala aragti duwanaashada ayaa aad looga ilaaliyaa dunda aan ku nool nahay halka afrika iyo qeeybo badan oo asiya ah ayna ka jirin wax xuriyada fikirka ah.

Dowladaha qaar ayaa dila xabsigana dhiga Dadka aragtiyada ka duwan tan xukuumada qaba, Saxafiyiin badan ayaa xabsi igala qaarna loo dilaa arinmo salka ku haayo xuriyada hadalka iyo fikrka, iyo baahinta xaqiiqada.

Maxkamad ku taalo dalka mareekanka ayaa madaxweeyne Donal Trump ka mamnuucday inuu Block Saaro Ama u diido dadka ka aragtida duwan ee bartiisa Twitterka kasoo aragti dhiibto , Arintan ayaa muujineeyso in Dowladaha Reer galbeedku meel sare ka gaareen Dimuqraadiyada iyo ilaalinta xuriyada fikirka.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %