Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Hirshabeelle Oo Baaq Diray * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Hirshabeelle Oo Baaq Diray

Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa digniino xoogan ka bixinaya fatahaad laga cabsi qabo in uu sameeyo Wabiga Shabeelle.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen ( Cali Guudlaawe) ayaa ugu baaqay shacabka ku nool deegaanada maamulkaas in ay iska ilaaliyaan Fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabeelle.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in xiligaan cabsi xoogan ay jirto dadkana laga doonayo in ay Xaaladaas la socdaan.

Wabiga Shabeelle ayaa dhowr jeer sameeye Fatahaado Khasaaro kala duwan geeystay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!