
Read Time:25 Second
kismaayo (mareeg news ) Deegaankii labaad oo ay dhisi doonaan Qurba Joog ayuu Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland ahna kusimaha Madaxweynaha dhagax dhigay.
Dhismaha deegaanka oo loogu magacdaray Ocean View Estate waxaa hirgalinayo duleedka waqooyi ee Kismaayo waxaa marka la dhiso laga iibin doonaa cidii u baahan iyadoo loo dhisayo qaab cas ah.
Horey Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sidan oo kale u dhagax dhigay deegaan kale oo isna ay dhisayaan ganacsato kaas oo loogu magacdaray Billan Estate.

About Post Author
Ahmed weheliye Gaashaan
freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com