Madaxweyne Guuleed Oo Maanta Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Guuleed Oo Maanta Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZ.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadalayay arrimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen Xaalada Magaalada Gaalkacyo Arimaha Doorashooyinka Waxbarshada Ciidamada iyo Hormarinta Adgeegyada Bulshada.

Kulanka ayaa si xoogan looga hadlay arinta Magaalada Gaalkacyo waxaana EU ay sheegeen in ay gacan kageysanaan sidii colaadaas loo soo af jari lahaa.

Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa sheegay in markasto ay dowlada Goboleedka Gamudug ay u taagantahay nabad kuna baaqeyso in ay dhamaato xalada ka taagan Gaalkacyo.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!