Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Shirkii Baydhabo +DAAWO
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ka furmay Shir ay isugu yimaadeen Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka, kaasi oo looga hadlayo arimo kala duwan.
Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad ka jeediyay Shirkii ka furmay Caasimada KGM ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Comments are closed.