Madaxweyne Gaas Oo Goordhow Ku Dhawaaqay Gole Wasiiro Cusub * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Gaas Oo Goordhow Ku Dhawaaqay Gole Wasiiro Cusub

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr c/wali Maxamed Cali Gaas ayaa goordhow ku dhawaaqay Golihiisa wasiradda Cusub kadib markii ay rideen Golaha wakiiladda Maamulkaas bishii aynu soo dhaafnay.

LIISKA WASIIRADA CUSUB EE PUNTLAND
  1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
  2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
  3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
  4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
  5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo XiriirCaalamiga ah
  1. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
  2. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
  3. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
  4. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
  1. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
  2. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
  3. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
  4. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
  5. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsigaiyo Warshadaha
  1. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
  2. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka

17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka

  1. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
  1. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
  2. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Wasiiru Dowlayaasha & Wasiir Ku xigeenada La magacaabay

1. Cabdirshiid Cali geele Wasiiru Dowlaha Xanaanada xoolaha

2. Axmed cilmi cawaale Wasiiru Dowlaha Qorsheynta iyo Xiriirka Caalmiga ah

3. Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland

4. Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dowlaha Dekedaha iyo ilaalinta Badaha,

5.Sayid Cumar Guuleed Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimadka

6. Cabdiqani Geele Maxamed Wasiiru Dowlaha Wasaarada Duulista iyo Garoomada

7. Cali yusuf Cabdi Giir Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha & Dowladaha Hoose

8. Cabdiraxman Jaamac Kulmiye Wasiiru Dowlaha Wasaarada Kaluumeysiga

9. Cabdiwali maxamed Yusuf Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga iyo DDR-ta

10. Cabdiftax Nuur Axmed Ashkir Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta

11.Maxamud Faarax Beeldaaje Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyada

12. Yaasiin Cabdi Seed Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada

Wasiir ku xigeenada

1. Cabdiftax Xasan Xuseen Waloore Wasiir Ku Xigenka
Wasaarada cadaalada & Diinta

2. CabdulaahI Xaashi Warsame qoobdeero Wasiir Ku Xigenka
Wasaarada Arimaha Gudaha & Dowladaha Hoose

3. Cabdicasiis Maxamed Aadan Wasiir Ku Xigenka Wasaarada
Amniga & DDR-ta

4. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Maaliyada

5. Siciid Faarax maxamud Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah

6. Cabdiraxman Cabdi ismaaciil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada dastuurka & Arimaha fedraalka

7. Dr. Maxamed Cali Faarax Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Waxbarashada & Tacliinta sare

8. Dr faarax maxamed Warsame Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Caafimadka

9. Faarax Cali Cabdi Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Howlaha Guud iyo gadiidka

10. Cabdirsaq Maxamud Cumar Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Dekdaha iyo gadiidka Badda

11. Sucaad saalax Nuur Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Duulista hawada & Garoomada

12. Faisa Cali ismaaciil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Hormarinta & Arimaha haweenka

13. Cabdirsaaq cumar ismaaciil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Warfaafinta

14. Cabdiraxmaan Xasan yusuf Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshada

15. Dr Nuur Axmed Yusuf Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha

16. Siciid Xuseen Cali gees Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Beeraha iyo waraabka

17. Maxamud Ciise Xaaji Maxamed Wasiir Ku Xigenka
Wasaarada deegaanka & Dalxiiska

18. Maxamud Maxamed gabax Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Kalumeysiga & Kheyradka Badda

19. Cabdirsaaq Shire Ismcaaliil Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha

20. Maxamed Jibriil Caateeye Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Maaliyada

Isbedelka ugu weyn ee gollaha wasiiradda waa sidaan.

Cabdi Xirsi Cali Xirsi Qarjab waasiirka waarfaafinta.

Axmed Karaash duuliska hawada’

Cabdullaahi Saciid Caarshe (Dhaqaaje) wasiirka maaliyada

Dr Maryan Axmed Cali wasiirka haweenka.

Cabdirashiid Maxaned Xirsi kalluumaysiga.

Cabdullaahi Sheikh xanaaanada xoolaha.

Cabdullaahi Xirsi Cali Tima Cade, wasiirka arrimaha gudaha.

Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad, wasiirka amniga.

Cabdiraxmaan Barqad, wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka.

Cabdi Noor Biindhe, wasiirka beeraha.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!