Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Aan Caadi Aheyn Ka Furaya Brussels
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa in uu Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka si rasmi ah kaga furo Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.
Comments are closed.