Madaxweyne Farmaajo Oo Saqdii Dhexe xalay la kulmay saraakiisha ciidanka (Maxeey kawada hadleen?) * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Farmaajo Oo Saqdii Dhexe xalay la kulmay saraakiisha ciidanka (Maxeey kawada hadleen?)

Muqdisho ( Mareeg News ) Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay taliyaasha  ciidamada Nabadsugida, Booliska, Meliteriga, iyo Asluubta waxaana kulankaasi looga hadlay arimo dhowr ah.




Madaxweynaha ayaa taliyaasha ka hadlay sugida amniga iyo sida ay u maareyn la haayeen xiisada siyaasadeed ee taagan, taas oo ka dhalatay Mooshinka ka dhanka ah Gudoomiye Jawaari.

Kulankaan ayaa imaanaya xili maalmihii dambe qeybaha kala duwan ciidamada Dowlada lagu eedeeynayay in ay ku milmeen xiisada siyaasadeed ee taagan

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!