Madaxweyne Farmaajo oo lagu casuumay Dalka Sacuudiga

Read Time:29 Second

Salman bin Abdulaziz boqorka dowladda Sacuudi Carabiya ayaa warqad Casuumaad ah u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Casuumaddaan ayaa daaray in ay kasoo qeyb galaan shirweyne u dhaxeeya Afrika iyo Sacuudiga, kaasoo looga hadlayo iskaashiga iyo wax wada qabsiga.

Shirkaan ayaa Magaalada Riyaad Bisha Ramadaan  la filayaa in uu ka qabsoomo.

Boqorka ayaa sheegay in shirkaan uu yahay Mid muhiim ah oo sare loogu qaadaayo xiriirka ka dhaxeeya dalalka Carabta ee ku yaalla Afrika, si ay qeyb kaga noqday dadaallada dowladda Sacuudiga ay ugu jirto horumarinta dalalka Carabta.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.