Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Micheal Keating
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Brussels ee Dalka Belgium-ka, ayaa halkaasi kulan kula qaatay Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Amb. Micheal Keating.
Comments are closed.