Madaxweyne farmaajo oo Gaaray magaalada Baladweeyn

Read Time:30 Second

Baladween ( mareeg news ) madaxweynaha dowlada federalka soomaaliya mohamed abdulahi farmaajo ayaa goor dhaw gaaray magaalada baladweyn ee gobolka hiiraan.



wafdiga madaxweynaha oo u kuur galaayay xaalada dadka fatahaadu saameeysay ee reer balad weeyn ayaa waxaa soo dhaweeyay madxweyna maamulka hirshabeele mohamed abdi waare iyo madaxda gobolka hiiraan.

Socdaalka madaxweynaha ayaa jawaab u ah baaqa bulshada reer baladweyn ay u soo direen madaxda federalka.



saacadaha soo socdo ayaa lagu wadaa in uu madaxweynaha la kulmo bulshada rayidka iyo in lageeyo goobaha magaalada baladweeyn ee ay ku suganyihiin dadka ka barakacay daadadka ka dhashay webiga shabeele.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %