Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dilkii Suldaan Bashiir Koonte

Read Time:22 Second

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa marka kore ka  tacsiyadeeyey dilka Magalada Boosaaso loogu geystay Suldaan Bashiir Muuse Koonte.

Suldaanka ayaa lagu dhex dilay xilli lagu jiray Salaadii Jimcaha Masjidka Mubaarak oo ku yaalla Xaafada laanta hawada ee Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Qoraal laga soo saaray Madaxtooyada Puntland ayaa lagu amray laamaha amniga inay si deg deg ah gacanta ugu soo dhigaan dadkii ka dambeeyey dilka Suldaan Bashiir Muuse Koonte.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.