
Read Time:14 Second
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa lagu maanta Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Racfaanka Magaalada Baladdweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Waxaa sidoo kale Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Cosoble lagu Magacaabay Xubno kale oo ka mid noqonaya Garsoorka Maxkamada Magaalada Baladweyne.