Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha guddiyada doorashada * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha guddiyada doorashada

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed heer Federaal iyo xalinta khilaafaadka ee Hirshabeelle.

Madaxweynaha oo kulankaan ay ku wehliyeen Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Xasan Cusmaan Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru dowlaha Wasaarada Qorsheynta.

Madaxweynaha ayaa gudiyada kala duwan ee Doorashooyinka kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan cadaaladda oo ay qabtaan doorasho xur iyo xalaal ah oo jawi nabdoon ku dhacda, isagoo uga mahadceliyay dadaalka iyo sida ay uga go’an tahay gudashada masuuliyada adag ee dusha ka saaran.

Muqdisho-Somalia

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.