Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta U Dhoofay Dalka Sucuudi Carabiya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta U Dhoofay Dalka Sucuudi Carabiya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde iyagoo kusii jeeda Magaalada Riyaad ee Dalka Sucuudi Carabiya.

Ujeedka uu Madaxweynaha u aaday Dalka Sucuudi Carabiya ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay ka dhabeynta Heshiisyaddii ay wada gaareen dowlada Soomaaliya iyo Sucuudiga.

Waa Safarkii Saddexaad ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku tago dalka Sucuudi Carabiya tan iyo markii la doortay inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya .

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!