Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Sacuudiga +SAWIRO — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Sacuudiga +SAWIRO

Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray Magaalada Riyadh ee Dalka Sacuudiga.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa si diiraan waxaa loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Riyadh.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Riyadh kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Sacuudiga.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Shir madaxeedka ee Jaamacada Carabta oo ka furmaya Dalka Sacuudiga.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!