Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Wafdi baraalan uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,kadib markii uu Magaalada Brussels ee Dalka Belgium-ka ugu qeyb galay Shir looga hadlaayay arrimaha Soomaaliya .
Comments are closed.