Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay Jabuuti * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay Jabuuti

Muqdisho – Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu dalka Jabuuti kula kulmi doono madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, inkastoo aan la shaacin waxyaabaha laga wada hadlayo.

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa horay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ugu biirisay ciidamo loogu magaca daray Hiil Walaal, kuwaasoo ka howlgala gobolka Hiiraan, sida Baledweyne iyo Buulo-barde.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!