Madaxweynaha oo maanta u ambabaxaya dalka Kenya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynaha oo maanta u ambabaxaya dalka Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu u ambabaxo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Madaxweynaha ayaa la qorsheynayaa in uu la kulmo dhiggisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, wuxuuna kala hadli doonaa go’aanka Kenya ay dib ugu celineyso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xerooyinka ku yaala dalkaasi.

 

Mudane  Xasan Sheekh Maaxamuud madaxweynaha Soomaaliya  ayaa dhowaan sheegay in aanay sax aheyn in qaxootiga dib loo soo celiyo, isla markaana ay dowladda Kenya kala hadlayaan arrinta qaxootiga.

 

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!