Madaxweynaha oo kasoo laabtay Mareykanka * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynaha oo kasoo laabtay Mareykanka

Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,  kadib markii uu soo dhameysatay safar shaqo oo uu ku tegay dalka Mareykanka.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, kusoo dhaweeyay gudoomiyaha baarlamanka, R/wasaaraha, wasiirro, xildhibaanno, saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne farabadan.

Madaxweynaha ayaa magaalada New-York uga soo qeybgalay shirka 69-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay, kaas oo sanadkiiba mar la qabto.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!