Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo eedeeyay Dowlada Soomaaliya..

Read Time:29 Second

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta ku eedeeyay dawlada federaalka Soomaaliya in ay xasillooni daro ka wado qaybo ka mid ah dhulka Somaliland, una soo dirtay kooxo nabadgelyo daro abuura waa sida uu hadalka u dhigaye.

Madaxweyne Siilaanyo oo khudabad sanadeedkiisa u jeediyay maanta labada aqal ee baarlamaanka Somaliland wuxuu kaloo ka hadlay wada hadallada Soomaliya iyo Somaliland, mawqifka Somaliland ee xasarada u dhaxeysa Sacuudiga iyo Iiraan , iyo arimo kale .

Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka digay hadii ay sii socoto qaska Dowlada Soomaaliya ay ka wado qeybo ka mid ah dhulkeeda talaabo adag qaadi doonto..

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.