Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilalkii ka qaaday Wasiiro

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilalkii ka qaaday Wasiirka Amniga C/qaadir Aadan Jeelle iyo Wasiirka warfaafinta dowlada goboleedka Hirshabelle Cabdiweli Muxumad Cabdi.

Wasiirka Amniga ayaa loo magacaabay Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre halka Wasiirka warfaafinta Hirshabelle loo magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed.

About Ardaan Yare 1749 Articles
Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga