Madaxweynaha Galmudug oo ka hor yimid Shir uu iclaamiyay farmaajo

Read Time:34 Second

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulka Galmudug uusan Marnaba ogolaaneen faragalinta muuqaata oo ay Dowlada dhaxe ku hayso.

Sidoo kale warkan kasoo baxay Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu sheegay in maamulka Galmudug uu qaadacay war qoraal ah oo kasoo baxay Villa Somalia, kaas oo lagu sheegay in dowladu iskugu yeertay Madaxda Galmudug oo uusan jirin hada wax khilaaf ah oo dhaxdooda.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa sheegay in war-saxaafadeedka Villa Somalia kasoo baxay lagu xusay in la xalinayo khilaaf ka dhax jira Madaxda Galmudug, taasi oo ay Dowlada dhaxe ku muujineyso faragalinta qaawan oo ay Maamulka Galmudug ku hayso.

 

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %