Read Time:21 Second
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu sheegay in uu Codsaday in laga badalo Guddomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xalinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Degaanada maamulka Galmudug ka dib markii uu sheegay in uu faraha la galay howlo ka baxsan Doorashada.
War-saxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa sidan u qornaa:-