Madaxweynihii Dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo Is Casilay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynihii Dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo Is Casilay

Robert Mugabe oo ahaa Madaxweynihii dalka Zimbabwe ayaa ku dhawaaqay in uu iska Casilay xilkii uu ka haayay dalkaasi.

Milateriga dalka Zimbabwe ayaa maalmo ka hor la wareegay taladda dalkaasi, islamarkaana Xabsi Guri ka dhigay Robert Mugabe oo mudo 37 sano xukumayay Madaxtinimada dalka Zimbabwe.

Robert Mugabe ayaa ku adkeysanayay in uu weli yahay Madaxweynaha dalka Zimbabwe balse culeyso badan oo soo wajahay ayaa waxaa la sheegay in ugu dambeyntii uu isku Casilay.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!