Madaxweynaha dalka oo la kulmay Saraakiil Turkiga tababar u jooga-Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynaha dalka oo la kulmay Saraakiil Turkiga tababar u jooga-Sawirro

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa uu kula kulmay saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo halkaas tababar u jooga.

Saraakiishan oo ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa dowladda Turkiga waxaa ay tababar la xiriira dhanka ciidanka ku qaadanaya halkaasi.askar_turki1askar_turki2
askar_turki

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!