Madaxweynaah KG oo Guddoomiye u magacaabay Gobolka Sh. Hoose
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose u magacaabay Ibraahim Aadan Cali Najax oo horay u soo noqday Wasiir dowlaha Madaxtooyadda Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.
Comments are closed.