Madaxweynaha Somalia: Xasan Daahir Weli Arrimo Muhiim Ayaa Noogu Dhiman * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxweynaha Somalia: Xasan Daahir Weli Arrimo Muhiim Ayaa Noogu Dhiman

Muqdisho – Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda Xasan Daahir Aweys oo muddo ku jira xabsi ay leedahay dowladda Soomaaliya tan iyo June ee sanadkii tegay ee 2013.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Sheekh Xasan Daahir Aweys in dowladdu weli baaritaan ku heyso Xasan ayan ugu dhiman yihii arimo yihiin.

Madaxweyne Xasan oo la hadlay VOA ayaa tilmaamay in marka baaritaaku dhamaado la cadeyn doonto arrimaha la xiriira Sheekh Xasan Daahri.

Ugu dambeyn, madaxweynaha ayaa xusay in Xasan Daahir hadda ku sugan yahay meel ammaan ah oo ay dowladdu maamusho.

Mareeg.com

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!