Madaxda Maamul Goboleedyada oo gaaray Baydhabo +SAWIRRO — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxda Maamul Goboleedyada oo gaaray Baydhabo +SAWIRRO

Madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Jubaland ayaa siyaabo kala duwan loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.

Ujeedka Madaxdan ay u gaareen Magaalada Baydhabo ayaa ah sidii ay uga qeyb gali la haayeen Shir ay yeelan doonaan Madaxda maamul goboleedyadda oo lagu waddo in uu ka furmo Magaalada Baydhabo.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ayaa lagu sharaxay Calamadda maamuladda Koonfur Galbeed ,Puntland,  Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!