Madaxda Dowladda Somalia oo ka shiraya go’aanka Dowladda Kenya (AKHRISO)

Read Time:30 Second

Waxaa Madaxda ugu sareysa ee Dalka uu Shir uga socdaa Xarunta Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, si ay uga shiraan go’aankii Dowladda Kenya ay xiriirka ugu jartay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa yimid kadib markii Safiirkii Soomaaliya ee Kenya Maxamed Axmed Nuur Tarsan uu maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Danjire Tarsan ayaa warbixin kooban siiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xalay ayee aheyd markii Dowladda Kenya ay ay ku eedeysay Soomaaliya in ay iibineyso Shidaal ku jira dhulka Kenya oo ku dhow Xuduudka Dalka Soomaaliya.

Ilaa iyo hada majirto jawaab cad oo Soomaaliya ay ka bixisay go’aankii Dowladda Kenya.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.