Madaxda dowladda oo isku raacay in la hakiyo shirka Baydhabo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaxda dowladda oo isku raacay in la hakiyo shirka Baydhabo

Mareeg.com: Madaxda dowladda Soomaaliya, madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud, gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari iyo R/wasaare C/weli Sheekh ayaa isku raacay in la hakiyo shirka maamul u sameynta Koonfuru Galbeed ee Soomaaliya, kaasoo maalmahan ka socday Badhabo.

Qoraal ay si wadjir ah u saxiixeen madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud, gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari iyo R/wasaare C/weli Sheekh ayaa lagu sheegay in madaxdu isku raacday in shirkaas la hakiyo muddo 2 todoobaad ah, si loo galo wadatashi.

Halkaan ka aqri qoraalka ay saxiixeen 3-da mas’uul ee ugu sareeya dowladda Soomaaliya.

Waxaa jiray amar uu horay usoo saaray R/wasaare Cabdiweli oo shirkaas lagu hakinayey, hase ahaatee shirku uma joogsan oo markaas kadib ayay ergadu ansixiyeen Dastuurka maamulkaas yeelanayo.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!