Madaafiic Maanta Lagu Garaacay Degmada Baraawe Ee Gobolka ..... * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Madaafiic Maanta Lagu Garaacay Degmada Baraawe Ee Gobolka …..

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow Al-Shabaab ay Madaafiic ku weerareen  qeybo ka mid ah Magaalada.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Hoobiyeyaasha ayaa lagu weeraray Garoon ku yaalla Duleedka Magaalada.

Xilliga ay hoobiyeyaasha Shabaab ay kusoo ridaayeen Garoonka ayaa waxaa ku sugneyd Diyaarad Helicopter ah.

Dadka degaanka ayaa noo xaqiijiyay in diyaaradda aysan waxba soo gaarin Madaafiicdana ay ku dhaceen Meel Maqaayad ah.

Inta la xaqiijiyay  hal qof ayaa ku dhintay Waxaa sidoo kale jira dhaawacyo aan badneyn.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!