Maareeyihii Tiyaatarka Qaranka oo xilkii laga qaaday * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Maareeyihii Tiyaatarka Qaranka oo xilkii laga qaaday

Wasiirka warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye}ayaa xilka ka qaaday maareeyihii golaha murtida iyo wacyi galinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da isagoo u magacaabay xilkaas Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Yuusuf {Shube}.

Maxamed Abuukar Ma’ada ayaa xilkaan si KMG ah u waayey,kadib markii si deg deg ah xilka looga qaaday Maareeyihii hore ee Tiyaatarka Abwaan Cusmaan Cabduulaahi Guure.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!