
Read Time:16 Second
Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay taageersan yihiin isbahaysiga Sacuudiga Arabia iyo imaaraatka Carabta islamarkaana ay kasoo horjeedaan go’aankii dhex-dhaxaadnimadda ee dowlada Federaalka Soomaliya ka qaadatay Khilaafka wadamada Khaliifja Carabta.
Warsaxaafadeed ku qornaa afka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in Koonfur Galbeed Soomaliya ay xiriirka u jartay Dowladda Qatar.