Mareeg Media
Somalia

Wafdi uu hoggaaminayay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya oo hargaysa gaaray?

Wafdi uu hoggaaminayay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi Stephen Schwartz, ayaa maanta socdaal ku tagay magaalada Hargeysa.

Safiirka waxaa socdaalka ku wehelinayay madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan caawimooyinka dibedda ee USAID.

Wafdigan ayaa kulamo la yeeshay ku-simaha madaxweynaha Soomaaliland, ahna madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdillaahi (Saylici), golaha wasiirada iyo sidoo kale guddida doorashada.

Kulankaa Kaddib ayeey warbaahinta u sheegeen ujeeddada socdaalku in ay la xiriirto doorashooyinka la filayo in ay qabsoomaan iyo arrimo kale.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!