Maamulka Konfur Galbeed Oo dhulboob kawada Ceelasha Biyaha iyo Odayaasha deegaanka Oo Faragelin Heer federaal codsaday — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Maamulka Konfur Galbeed Oo dhulboob kawada Ceelasha Biyaha iyo Odayaasha deegaanka Oo Faragelin Heer federaal codsaday

muqdisho ( Mareeg News ) wararka nagasoo gaaraya deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa sheegaya in maamulka konfur galbeed uu ka wado dhulboob xoogan odoyaasha ceelasha biyaha ku dhaqan ayaa ka cabanaya maamulka koonfur galbeed dhul boob ay ku hayaan

odoyaasha ayaa sheegay inay u yimaadaan dad warqado maxkamad wata isla markaasna ay ku saxiixan tahay maxkamad koonfur galbeed

ugu danbeyn odoyaasha ayaa ku daray in laga dhacay ku dhawaad 100 boos waxayna codsadeen in kiiskooda la soo faragaliyo.

maamulkii hore ee caasimada Xukuumadii xasan shiiq ayeey jirtay Isqabqabsi labada maamul u dhaxeeya ee dhanka xuuda.

ceelasha oo aad ugu dhaw caaaimada ayaa weli cadeen cida leh awooda bixinta dhulkaas.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!