Maamulka Jubba Land oo ku dhawaaqay Liiska Xubnaha aqalka sare..
Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Liiska dadka u sharaxan Xubnaha Aqalka Sare.
Madaxweynaha maamulka Jubba land Axmed Madoobe ayaa mudo ku howlanaa soo xulista Xubnaha aqalka sare,inkastoo wali muran uu taagan yahay.
Comments are closed.